Falalka
Dabka
- Ku shaqee alaarmiga dabka ee kuugu dhow.
- Ka tag dhismaha dhinaca bixitaanka kuugu dhow.
- U gudbi barta kulanka.
- Ha u joogsan inaad aruuriso alaabooyinkaaga shaqsiyadeed.
- Dib ha u galin illaa laguu sheego inay nabdoon tahay in sidaas la yeelo.
