5334 Fire action (Somali)

Waxqabadka

Dabka

Haddii dab ka kaco gurigaaga:

  1. Ogeysii qof kasta oo guriga ku jira, ka tag guriga oo ka xirmaya albaabka fidsan ee gadaashaada.

  1. U dig deriskaaga haddii ay suurogal tahay.
  1. Ka saar dhismaha meesha ugu dhow ee laga baxo dabka.
  1. HA isticmaalin wiishka.
  1. Wac Ciidanka Dab Damiska! Garaac 999 ama 112 weydiiso Adeegyada Dabka oo waxaad siisaa cinwaan buuxa.

Dabka meelaha la wadaago:

  1. Ka saar dhismaha meesha ugu dhow ee laga baxo dabka.
  1. HA isticmaalin wiishka.
  1. Wac Ciidanka Dab Damiska! Garaac 999 ama 112 weydiiso Adeegyada Dabka oo waxaad siisaa cinwaan buuxa.

Dab ka kacay guri qof kale leeyahay:

  1. Haddii aanad hanjabaad u helin qiiqa ama dabka waxaad ku badbaadi doontaa gurigaaga. Joog gurigaaga oo xir albaabkaaga hore.
  1. Ka guur oo keliya haddii ay kugu soo wargeliyaan deriska xaafaddaada, adeegga deg-degga ah ama haddii aad dareento qiiq ama dab. 
  1. Sug ilaa inta adeegyada gurmadku ay ku farayaan inaad ka bixi karto.

Fadlan xusuusnow

Albaabada xiran way ku difaacaan.

Haddii aad dareento cabsi inaad kujirto gurigaaga la xiriir dab damiska si aad uhesho dammaanad.